Ku Saabsan Markazu Jaamic al-Ummah

Xarun Diimeed oo Lagu Talagay Barashada iyo ku dhaqanka shareecada islaamka oo ku taalla Cadaado, Gobolka Galgaduud, Soomaaliya

"Markazu Jaamic al-Ummah", oo ku yaalla Gobolka Galgaduud, degmada Cadaado, waa xarun diimeed loo aasaasay barashada iyo ku dhaqanka culuumta shareecada Islaamka. Waxay bixisaa manhaj dhammaystiran oo isugu jira luqadda Carabiga, naxwaha, fiqiga, tawxiidka, tajwiidka Qur’aanka, iyo adabka, iyadoo ujeedku yahay kobcinta maskaxda jiilka cusub iyo diyaarinta jiil ku dhaqma shareecada Islaamka.

  • Macallimiin u heellan abuurista jawi waxbarasho oo dhiirrigelin leh
  • Manhaj isugu jira duruusta Qur'aanka, Xadiithka, Fiqhiga, taariikhda Islaamka
  • Hagidda ardayda si ay u gaaraan baraarug aqooneed iyo mid ruuxi ah

Nagu soo biir si aad u raacdo jidka aqoonta iyo koboca ruuxiga ee Markazu Jaamic al-Ummah.

Duruusta Diiniga ah

Bixinta duruus diini ah oo dhammaystiran sida Fiqiga, Tawxiidka, Tajwiidka Qur'aanka, iyo Adabka.

Goobaha Jiifka iyo Cuntada

Goobo jiif iyo meelo lagu cunteeyo oo tayo leh, oo bilaash ah si ardayda ay ugu tafaruqaan barashada shareecada Islaamka.

Imtixaano iyo Bandhigyo

Qabashada imtixaano iyo bandhigyo waxbarasho si loo qiimeeyo horumarka ardayda iyo in lagu dhiirrigeliyo barashada joogtada ah.

Casharo Diimeed Dheeraad ah

Casharo diimeed dheeri ah oo loogu talagalay bulshada deegaanka, kuwaas oo si joogto ah looga bixiyo masjidka markazka ku yaal.

  • All
  • App
  • Card
  • Web

App 1

App

Web 3

Web

App 2

App

Card 2

Card

Web 2

Web

App 3

App

Card 1

Card

Card 3

Card

Web 3

Web

Clients